Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir muhiim ah oo ka furmay Nairobi (Daawo Sawirada)

Wasiirrada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika ,ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,iyada oo shirka looga hadlayo isu-duwida siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika. Kulanka oo soconaya muddo labo maalin ah ayaa Wasiirrada Gobolka siinaya fursad ay uga wada-hadlaan oo ay ku wadaagaan siyaasadaha socdaalka shaqo … Continue reading Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir muhiim ah oo ka furmay Nairobi (Daawo Sawirada)